HomeWararLix kursi oo Golaha shacabka ah oo  lagu kala doortay Muqdisho iyo...

Lix kursi oo Golaha shacabka ah oo  lagu kala doortay Muqdisho iyo Baydhabo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Gobolada waqooyi Somaliland SEIT ayaa qabtay doorashada qaar ka mid ah doorashada Golaha shacabka, iyadoo la doortay dhammaan kuraastii saaka loo madalsanaa in la qabto. Kursiga ugu horeeyay ayay  waxaa ku tartamay labo Xildhibaan oo kala ah Abdiraxmaan Axmed iyo Aadan Giire Cabdiiye, waxaana tanaasulay Musharax xildhibaan Aadan Giire Cabsiiye, iyadoo […]

- Advertisement -

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Gobolada waqooyi Somaliland SEIT ayaa qabtay doorashada qaar ka mid ah doorashada Golaha shacabka, iyadoo la doortay dhammaan kuraastii saaka loo madalsanaa in la qabto.

Kursiga ugu horeeyay ayay  waxaa ku tartamay labo Xildhibaan oo kala ah Abdiraxmaan Axmed iyo Aadan Giire Cabdiiye, waxaana tanaasulay Musharax xildhibaan Aadan Giire Cabsiiye, iyadoo Cabdiraxmaan Maxamed loo qaaday Codka kalsoonida Ergada oo gacan taaga, wuxuuna helay 100 cod, 1 qof ayaa ka aamusay tartanka.

- Advertisement -

Si guud doorashooyinka golaha Shacabka waxaa Muqdisho iyo Baydhabo lagu kala doortay 6 kursi, kuwaasi oo labada magaalo lagu kala doortay, Waxaana kusoo baxay Lix Xildhibaan.

Waxaana doorashadu ay u dhacday sida tan:

1- Hop#215 – Ayuub Ismaaciil Yuusuf – Muqdisho.

- Advertisement -

2- Hop#214 – Cilmi Maxamuud Nuur – Muqdisho.

3- Hop#056 – Maxamed Jaamac Mursal – Baydhaba.

4- Hop#231 – Isxaaq Maxamed Mursal {Fanax} – Baydhaba.

5 – Hop#245 – Cabdiraxmaan Axmed Suge – Muqdisho.

6- Hop#247 – Khadra Maxamuud Raage – Muqdisho.

Weli labada magaalo waxaa ka socota doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka

 

Latest stories