HomeWararGuddiga doorashada Galmudug oo qabanaya doorashada afar  kursi

Guddiga doorashada Galmudug oo qabanaya doorashada afar  kursi

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee galmudug ayaa shaaciyay Qabashada Doorashada  4 kursi, kuwaasi oo dhawaan magaalada Dhuusamareeb lagu dooran doono. Warqad kasoo baxday Guddiga ayaa waxaa lagu shaaciyay in kuraasta kala ah:HOP248, HOP064, HOP089 iyo hOP096, kuwaasi oo dhawaan la gali doona doorashadooda.    

- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee galmudug ayaa shaaciyay Qabashada Doorashada  4 kursi, kuwaasi oo dhawaan magaalada Dhuusamareeb lagu dooran doono.

Warqad kasoo baxday Guddiga ayaa waxaa lagu shaaciyay in kuraasta kala ah:HOP248, HOP064, HOP089 iyo hOP096, kuwaasi oo dhawaan la gali doona doorashadooda.

- Advertisement -

 

 

Latest stories