HomeCaalamkaDad ku dhintay garoon ay ka socotay ciyaar ka tirsan koobka Qaramada...

Dad ku dhintay garoon ay ka socotay ciyaar ka tirsan koobka Qaramada Afrika

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay isbuurasho ka dhacday garoon kubaddeed oo ku yaalla Cammeroon.  Dhacdadan ayaa ka dhacday afaafka hore ee garoonka kubbadda cagta ee Yaounde’s Olembe xilli ay ku soo aaddanayed ciyaarta ka midka ah koobka qaramada qaaradda Afrika oo dhex mareyso Cameroon iyo Comoros. Goob joogayaal ayaa ku tilmaamay muuqaalo qas […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay isbuurasho ka dhacday garoon kubaddeed oo ku yaalla Cammeroon. 

Dhacdadan ayaa ka dhacday afaafka hore ee garoonka kubbadda cagta ee Yaounde’s Olembe xilli ay ku soo aaddanayed ciyaarta ka midka ah koobka qaramada qaaradda Afrika oo dhex mareyso Cameroon iyo Comoros.

- Advertisement -

Goob joogayaal ayaa ku tilmaamay muuqaalo qas ah oo ka dhacay bannaanka garoonka iyadoo kumanaan taageereyaal ah ay ku adkaatay inay galaan. 38-da qof ee dhaawaca ah, 7 ka mid ah ayaa xaaladoodu halis tahay.

Dadka dhintay ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa ilmo yar, sida ay sheegeen saraakiil ay soo xigatay wakaaladda wararka ee AFP.

Garoonka ayaa waxa uu qaadaa ku dhawaad 60,000 oo qof. Saraakiisha ciyaarta ayaa laga soo xigtay in ilaa 50,000 oo qof ay isku dayayeen inay ka soo qeybgalaan.

Latest stories