HomeCaalamkaWadahadal u furmay Taalibaan iyo Mas'uuliyiinta reer Reer Galbeedka

Wadahadal u furmay Taalibaan iyo Mas’uuliyiinta reer Reer Galbeedka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Xubno ka tirsan ururka Taalibaan ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway wadahadal kula mas’uuliyiin ka socda waddamada reer galbeedka, kulankan oonoqonaya kii ugu horreeyey oo Yurub ku yeeshaan tani iyo marki ay la wareegeen talada dalka Afghanistaan. Wadahadalladan oo socon seddexda maalmood ee soo socota waxaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha xuquuqal insaanka iyo dhibaatooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubno ka tirsan ururka Taalibaan ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway wadahadal kula mas’uuliyiin ka socda waddamada reer galbeedka, kulankan oonoqonaya kii ugu horreeyey oo Yurub ku yeeshaan tani iyo marki ay la wareegeen talada dalka Afghanistaan.

Wadahadalladan oo socon seddexda maalmood ee soo socota waxaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha xuquuqal insaanka iyo dhibaatooyinka bani aadaminimo ee ka jira dalka Afghanistan.

- Advertisement -

Qaramada midoobay waxay sheegtay 95% shacabka Afghanistaan ay haysan cunno ku filan.

Inta uu shirka socdana qayba badan oo Yurub ka mid ah waxaa ka dhacay mudaharaadyo dhowr ah oo looga soo horjeedo aqoonsiga loo muujiyey ururka Taalibaan ee gacanta ku haya talada dalka Afghanistan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts