HomeCaalamkaMilateriga Burkina Faso oo Xabsiga dhigay madaxweynaha dalkaas

Milateriga Burkina Faso oo Xabsiga dhigay madaxweynaha dalkaas

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha Burkina Faso, Roch Kabore, ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen askar ka tirsan ciidamada gadoodsan. Qaar ka mid ah ciidamada ku sugan dalka Galbeedka Afrika ayaa dalbaday in shaqada laga eryo taliyayaasha ciidamada xilli rasaas laga maqlay agagaarka madaxtooyada iyo caasimadda Ouagadougou. Hase yeeshe, dowladda ayaa beenisay wararka sheegaya afgambiga militariga ama […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Burkina Faso, Roch Kabore, ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen askar ka tirsan ciidamada gadoodsan.

Qaar ka mid ah ciidamada ku sugan dalka Galbeedka Afrika ayaa dalbaday in shaqada laga eryo taliyayaasha ciidamada xilli rasaas laga maqlay agagaarka madaxtooyada iyo caasimadda Ouagadougou.

- Advertisement -

Hase yeeshe, dowladda ayaa beenisay wararka sheegaya afgambiga militariga ama in madaxweynaha la xiray

Farriimo lagu baahiyey barasha bulshada ayaa sheegay in madaxweyne Roch Kabore la xiray laguna baddalay sarkaal ka tirsan ciidamada lugta oo magaciisa lagu sheegay Corneel Paul Henri Sandaogo Damiba, inkasta oo aan warkaasi weli la xaqiijin.

Mar sii horreysayna shacabka magaaladaasi deggan iyo wariyeyaashuba waxay sheegayeen iney maqlayaan rasaas dhaceyso iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca oo magaalada dul heehaabaya.

- Advertisement -

Madaxweyne Roch Kabore waxaa shacabka iyo ciidamada qalabka sidaba uga imanayey cadaadis ku aaddan iney dowladdiisu ku guul darreysatay wax ka qabashada kooxaha Islaamiyiinta xagjirka ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts