HomeCaalamkaSuxufiyad lagu eedeeyay inay Aflagaadeysay Madaxweyne Erdogan oo xasbiga la dhigay

Suxufiyad lagu eedeeyay inay Aflagaadeysay Madaxweyne Erdogan oo xasbiga la dhigay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Booliska Turkiga ayaa xabsiga dhigay weriye caan ah oo ka tirsan Telefishinka, kadib hadal ay hawada ka jeedisay oo ku saabsanaa Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, sida uu Sabtidii sheegay Qareenkeeda Booliiska ayaa Sedef Kabas ku xiray gurigeeda labadii duhurnimo ee Sabtidii, saacado uun ka dib markii ay aragtideeda ku faafisay barteeda Twitterka oo ay kala […]

- Advertisement -

Booliska Turkiga ayaa xabsiga dhigay weriye caan ah oo ka tirsan Telefishinka, kadib hadal ay hawada ka jeedisay oo ku saabsanaa Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, sida uu Sabtidii sheegay Qareenkeeda

Booliiska ayaa Sedef Kabas ku xiray gurigeeda labadii duhurnimo ee Sabtidii, saacado uun ka dib markii ay aragtideeda ku faafisay barteeda Twitterka oo ay kala socdaan 900,000 oo taageereyaasheeda ah.

- Advertisement -

Suxufiyaddan ayaa si rasmi ah loo xiray kadib markii ay ka soo muuqatay maxkamadda. Danbiga aflagaaddo madaxweyne ayaa dalka Turkey waxaa lagu muteystaa xabsi hal ilaa afar sanadood ah.

“Wariye ku sheeggan wuxuu si bareer ah telefeshinka uga caayay madaxweynaheenna. Malahan hadaf aan aheyn faafinta nacaybka,” ayuu soo dhigay bartiisa Twitter afhayeenka Erdogan, Fahrettin Altun.

Ururka suxufiyiinta Turkiga ayaa xariga Kabas ku tilmaamay “weerar halis ah oo ka dhan ah xoriyatul qawlka” waxaana kooxaha xuquuqul insaanka ay si joogta ah ugu eedeeyaan Turkiga inuu wiiqayo xorriyada warbaahinta, isagoo xiraya suxufiyiinta iyo xarumaha warbaahineed ee dhaliila, gaar ahaan t

Latest stories