HomeWararGuddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo qabanaya Doorashada kuraas hor leh

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo qabanaya Doorashada kuraas hor leh

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Guddiga hirgelinta doorashada SEIT ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraas hor leh oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay Maamulkaas. Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay inay qabanayaan doorashada 5 kursi oo ka tirsan kuraasta Golaha Shacabka, waxaana kuraasta tirsigoodu kala yihiin Hop188, Hop185,175, Hop159, iyo […]

- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashada SEIT ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraas hor leh oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay Maamulkaas.

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay inay qabanayaan doorashada 5 kursi oo ka tirsan kuraasta Golaha Shacabka, waxaana kuraasta tirsigoodu kala yihiin Hop188, Hop185,175, Hop159, iyo Hop177, waxaana kuraasta ku fadhiyey Xildhibaano ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaankii 10-aad ee waqtiga ka dhammaaday.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay qaban doonaan doorashada kuraasta lasoo saaray oo ka dhici doonta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, iyada oo la diiwaan-gelin doono Musharaxiin u tartamaya kuraasta.

Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si dardar leh ku wada doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka, waxaana Baydhabo lagu doortay in ka badan 20 Xildhibaan oo kamid noqday Golaha Shacabka, halka kuwo kalena ay weli harsan yihiin.

Latest stories