HomeWararCiidamada Itoobiya oo qorsheynaya weeraro cusub oo ka dhan ah Jabhadda Tigray

Ciidamada Itoobiya oo qorsheynaya weeraro cusub oo ka dhan ah Jabhadda Tigray

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ciidamada dowladda Federaalka Itoobiya oo isu diyaarinaya dagaal ka dhan ah caasimadda Tigray Jeneraal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in ciidamadu ay qorsheynayaan in ay gudaha u galaan magaalada Mekelle, ee caasimadda gobalka Tigray. Jeneral Abebaw Tadesse ayaa sheegay in aysan wax wada xaajood ah la gali doonin fallaagada TPLF ee halkaa ku sugan […]

- Advertisement -

Ciidamada dowladda Federaalka Itoobiya oo isu diyaarinaya dagaal ka dhan ah caasimadda Tigray

Jeneraal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in ciidamadu ay qorsheynayaan in ay gudaha u galaan magaalada Mekelle, ee caasimadda gobalka Tigray.

- Advertisement -

Jeneral Abebaw Tadesse ayaa sheegay in aysan wax wada xaajood ah la gali doonin fallaagada TPLF ee halkaa ku sugan .

Bishii la soo dhaafay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku baaqay dib u heshiisiin Qaran, hayeeshee Jeneraal Abebaw Tadesse ayaa sheegay in aysan wax wada-hadal ah la geli doonin Jabhadda hubeysan ee Tigray

Ciidamada Itoobiya iyo Jabhadda Tigray ayaa waxaa horey u  dhexmaray dagaalo lagu hoobtay oo ay ku dhinteen kummanaan Askari oo ka kala tirsan labada dhinac, sidoo kalena ay dhaceen duqeymo lagu dilay Askar iyo dad shacab ah.

Latest stories