HomeWararAkhriso:-Koonfur Galbeed oo shaacisay waqtiga la qabanayo Doorashada 5 kursi

Akhriso:-Koonfur Galbeed oo shaacisay waqtiga la qabanayo Doorashada 5 kursi

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Maamulkaas. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta iyo shaacinta Guddiga soo xulista Ergada ay bilaabayaan berrito oo ay taariikhdu ku beegan tahay 24-ka bishaan Janaayo. […]

- Advertisement -

Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Maamulkaas.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta iyo shaacinta Guddiga soo xulista Ergada ay bilaabayaan berrito oo ay taariikhdu ku beegan tahay 24-ka bishaan Janaayo.

- Advertisement -

Guddiga ayaa xusay in diiwaan-gelinta ergada wax dooraneysa iyo tababarkooda ay bilaabaneyso 27-ka bishaan Janaayo 2022, isla markaana Musharaxiinta u tartamaya shanta kursi la diiwaan-gelinayo 29-ka bisha, lana siin doono shahaadada Misharaxiinta.

Ugu dambeyn Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in doorashada kuraasta shanta ah ee lasoo saaray la qabanayo 30-ka bisha, isla markaana doorashadaas ay ka dhici doonto Magaalada Baydhabo.

Latest stories