HomeWararFaah faahin: Shil sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Faah faahin: Shil sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo galabdhicii galabta ka dhacay meel ku dhow xeebta deegaanka Jasiira ee duleedka Magaalada Muqdisho. Shilkaan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii ay isku dhaceen Mooto Bajaaj iyo gaari nooca raaxada ah oo ku socday xawaare sare, xili ay iskaga horyimideen wadada laamiga, […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo galabdhicii galabta ka dhacay meel ku dhow xeebta deegaanka Jasiira ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Shilkaan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii ay isku dhaceen Mooto Bajaaj iyo gaari nooca raaxada ah oo ku socday xawaare sare, xili ay iskaga horyimideen wadada laamiga, sida ay sheegeen dad Goobjoogayaal ah.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa ku dhintay shilka dhacay, halka qof kalena uu dhaawac soo gaaray, waxaana dadka waxyeelada soo gaartay ay saarnaayeen Mooto Bajajta oo burburtay.

Dad goobta ka Agdhawaa ayaa halka uu shilka ka dhacay ka qaaday Meydadka raggii dhintay oo dhalinyaro ahaa, sidoo kalena laga jiiday Mooto Bajaajta oo la sheegay inuu dul-maray gaariga, taasi oo gebi ahaan burburtay.

Latest stories