HomeWararDowladda Somalia oo IMF kala hadashay Deyn Cafinta iyo dib u habyenta...

Dowladda Somalia oo IMF kala hadashay Deyn Cafinta iyo dib u habyenta Maaliyadda dalka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaale Beyle iyo saraakiisha hay’adda lacagta aduunka ee IMF ayaa ka hadlay shir ku saabsanaa dib u habyenta Maaliyadda dalka iyo iskaashiaga labada dhinac. “Iskaashigeena ayaa keenaya natiijooyin xiriir oo wax ku ool ah oo aan la yeelano saaxiibadeena muhiimka ah ee gacanta weyn ka geystay isbadalka iyo dib-u-habaynta […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaale Beyle iyo saraakiisha hay’adda lacagta aduunka ee IMF ayaa ka hadlay shir ku saabsanaa dib u habyenta Maaliyadda dalka iyo iskaashiaga labada dhinac.

“Iskaashigeena ayaa keenaya natiijooyin xiriir oo wax ku ool ah oo aan la yeelano saaxiibadeena muhiimka ah ee gacanta weyn ka geystay isbadalka iyo dib-u-habaynta dhaqaale ee Soomaaliya” ayuu yiri Dr.Beyle

- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Beyle ayaa waxa uu  sheegay in sidoo kale shirka uu la yeeshay Madaxda IMF uu Gogol-Xaar u yahay kulan weyn oo lagu wado in uu qabsoomo bisha February ee soo socota, kaas oo ay yelan doonaan Soomaaliya iyo hay’adda lacagta aduunka ee IMF.

Wasiir Beyle ayaa maalin kahor Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda ee dowladda Ruushka Mudane Timur Maksimov kala hadlay dib-u-habaynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo heerka uu marayo geeddi-socodka Deyn Cafinta Soomaaliya.

Dowladda Ruushka ayaa ka mid ah 10-ka dal ee Paris Club la isku yiraahdo oo 9 dal oo ka mid ah sanadkii 2020- heshiiska deyn cafinta la saxiixday dowladda Soomaaliya, balse Ruushka wali Soomaaliya kama Cafin lacagta deynta ah ee uu ku leeyahay.

Latest stories