HomeWararGuddiga Hirgalinta doorashooyinka Puntland oo dib u dhigis ku sameeyay 5 kursi

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Puntland oo dib u dhigis ku sameeyay 5 kursi

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa dib u dhigis ku sameeyay guddiyada xulista ergada 5 kursi, kuwaasi oo dhawaan ay shaaciyeen Guddigu in la qaban doono doorashadooda. 5-ta Kursi ee dib loo dhigay doorashadooda ayaa Odayaasha iyo musharixinta waxaa lagu wargliyay in dib loo dhigay doorashadooda, taasi oo horay loogu madalsanaa in […]

- Advertisement -

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa dib u dhigis ku sameeyay guddiyada xulista ergada 5 kursi, kuwaasi oo dhawaan ay shaaciyeen Guddigu in la qaban doono doorashadooda.

5-ta Kursi ee dib loo dhigay doorashadooda ayaa Odayaasha iyo musharixinta waxaa lagu wargliyay in dib loo dhigay doorashadooda, taasi oo horay loogu madalsanaa in la qabto maalinimada berry ah.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso Warqadda kasoo baxday Guddiga.

Latest stories