HomeWararDoorashada Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo Maanta dhaceysa

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Waxaa Maanta oo khamiis ah lagu wadaa in Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka. Guddiga u xil-saaran qaban-qaabada doorashada xilka Guddoomiyaha Xallinta Khilaafaadka ayaa shalay soo gaba-gabeeyay diiwaan-gelinta Musharaxiinta doonaya inay u tartamaan xilka Guddoomiyaha Guddigaas. Xubnaha Guddiga ayaa dooran […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta oo khamiis ah lagu wadaa in Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka.

Guddiga u xil-saaran qaban-qaabada doorashada xilka Guddoomiyaha Xallinta Khilaafaadka ayaa shalay soo gaba-gabeeyay diiwaan-gelinta Musharaxiinta doonaya inay u tartamaan xilka Guddoomiyaha Guddigaas.

- Advertisement -

Xubnaha Guddiga ayaa dooran doona Guddoomiyahooda cusub ee hoggaamin doona Guddiga Khilaafaadka, waxaana doorashada Maanta ka dhaceysa Teendhada Afisyooni goobjoog ka noqon doona Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Federaalka.

Maalmo kahor ayaa waxaa Teendhada Afisyooni ka dhacday doorashada Guddoomiyaha cusub ee Guddiga doorashooyinka heer Federaal, waxaana xilkaas ku guuleystay oo loo doortay Muuse Geelle Yuusuf oo bedelay Guddoomiyihii hore ee Maxamed Xasan Cirro.

Latest stories