HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay xiisada Ukraine iyo Ruushka oo Cirka isku sii shareertay

Wararkii ugu dambeeyay xiisada Ukraine iyo Ruushka oo Cirka isku sii shareertay

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Ruushka ayaa Talaadadi ciidamo dheeraad ah u diray xadka Belarus, kuwaas oo ay khubarada millatariga reer Galbeedka ku sheegeen inay u muuqato diyaar-garowga duullaan ay suurtagal tahay in Ruushku ku qaado Ukraine.

Iyada oo ay xiisaddu cirka isku sii shareereyso, ayuu Mareykanka ka digay in Ruushka uu xilli walba weerari karo dalka deriska la ah ee Ukraine, halka Britain ay ay u dirtay Ukraine qeyb ka mid ah hubka lidka taangiyada.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Difaaca Ruushka Alexander Fomin ayaa sheegay in ciidamada Ruushka iyo kuwa Belarus ay si wada jir ah u sameyn doonaan dhoollatus millatari oo uu ku sheegay mid jawaab u ah khatar dhinaca gudaha ah.

Saraakiisha Ukrain ayaa iyaguna ka digay in Ruushka ay kasoo weerari karto dhowr jiho oo ay ku jirto Belarus.

Latest stories