HomeWararMuuse Biixi iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

Muuse Biixi iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Ethiopia, ayaa  dib ugu soo laabtay Somaliland. Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo oo marti-qaad rasmi ah ka helay ra’isal wasaaraha Ethiopia, ayaa kasoo degay gegida diyaaraduhu ka haadaan ee Cigaal International Airport, waxana halkaas kusoo dhaweeyey Madaxweyne […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Ethiopia, ayaa  dib ugu soo laabtay Somaliland.

Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo oo marti-qaad rasmi ah ka helay ra’isal wasaaraha Ethiopia, ayaa kasoo degay gegida diyaaraduhu ka haadaan ee Cigaal International Airport, waxana halkaas kusoo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka  Somaliland, xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyayaasha ciidamada, salaadiin, siyaasiyiin iyo xubno xukuumadda katirsan.

- Advertisement -

Muuse biixi iyo Wafdigiisa ayaa horay safar ugu amba-baxay dalka Itoobiya,halkaasi oo uu kulamo kala duwan kula soo qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Itoobiya, waxaa Martiqaad rasmi ah uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed,

Latest stories