HomeWararKulan looga hadlaayay Ammaanka oo Maanta ka qabsoomay Caabudwaaq

Kulan looga hadlaayay Ammaanka oo Maanta ka qabsoomay Caabudwaaq

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta oo Arbaco ah guddoomiyey shirka Amniga Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Shirkan oo ay kasoo qeybgaleen maamulka degmada iyo saraakiisha laamaha amniga ee ka howlgala degmadda Cabudwaaq ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha amniga, iyo furista waddooyinka, si loo soo celiyo bilicda, loona xoojiyo […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta oo Arbaco ah guddoomiyey shirka Amniga Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Shirkan oo ay kasoo qeybgaleen maamulka degmada iyo saraakiisha laamaha amniga ee ka howlgala degmadda Cabudwaaq ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha amniga, iyo furista waddooyinka, si loo soo celiyo bilicda, loona xoojiyo amniga & kala danbaynta.

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa faray Saraakiisha Ciidamada ammaanka in la dardar-geliyo sugida amniga, isla markaana laga shaqeeyo sidii looga hortegi lahaa falalka amni darro iyo wax kasta oo keeni kara dhibaato loo geysto shacabka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka degmada iyo saraakiisha laamaha amniga ee Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, wuxuuna Madaxweyne ku-xigeenka ku boggaadiyey Saraakiisha howlaha ay shacabka u hayaan.

Latest stories