HomeWararJubbaland oo shaacisay Liiska Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Ergada 6 kursi

Jubbaland oo shaacisay Liiska Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Ergada 6 kursi

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Jubbaland ayaa lagu soo bandhigay Liiska magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada […]

- Advertisement -

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Jubbaland ayaa lagu soo bandhigay Liiska magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada 6 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

Guddiga ayaa xalay shaaca ka qaaday in doorashada lixda kursi ee Golaha Shacabka la qaban doono 23-ka bishaan oo ku beegsan Axada soo socota, isla markaana waxaa ay doorashadaas ka dhici doontaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda ayaa si dardar leh uga bilaabatay maamul Goboleedyada, waxaana doorashada Golaha la qorsheeyay in lagu soo gaba-gabeeyo 40 maalmood oo ku eg 25-ka bisha soo socta ee Febraayo 2022.

Hoos ka Akhriso Liiska magacyada Odayaasha iyo Bulshada Rayidka.

- Advertisement -

Latest stories