HomeWararDowladda Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay hadalka ay mareyso Deyn...

Dowladda Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay hadalka ay mareyso Deyn Cafinta

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan aalada foggaan arag ah ZOOM-ka kula yeeshay Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda ee Ruushka Timur Maksimov. Kulanka ay wada qaateen Wasiir Cabdiraxmaan Beyle iyo Timur Maksimov ayaa looga arrinsaday heerka uu marayo geedi socodka deyn Cafinta ee dowladda Soomaaliya iyo Ruushka oo hadda meel […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan aalada foggaan arag ah ZOOM-ka kula yeeshay Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda ee Ruushka Timur Maksimov.

Kulanka ay wada qaateen Wasiir Cabdiraxmaan Beyle iyo Timur Maksimov ayaa looga arrinsaday heerka uu marayo geedi socodka deyn Cafinta ee dowladda Soomaaliya iyo Ruushka oo hadda meel gabagabo ah maraya.

- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda xilgaarsiinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo dhaweyneyso iskaashiga iyo taageerada Dowladda Ruushka ee ku aadan horumarinta dhaqaalaha iyo isbeddelka dib-u-habaynta nidaamka Maaliyadeed ee dalka.

“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhaweynaysaa iskaashiga iyo taageerada Dowladda Ruushka ee ku aadan horumarinta dhaqaalaha iyo isbeddelka dib-u-habaynta nidaamka Maaliyadeed ee dalka” ayuu yiri Wasiir Cabdiraxmaan Beyle oo Qoraal kooban soo saaray.

Latest stories