HomeCaalamkaXuutiyiinta dalka Yemen oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen weerar ka...

Xuutiyiinta dalka Yemen oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen weerar ka dhacay Dubai

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa ku eedeeysay kooxda Xuutiyiinta Yemen in ay fuliyeen weerar saddex qof ay ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Dubia.

Sargaal lagu magacaabo Anwar Gargash oo u hadlay xukuumadda Imaaraadka ayaa ku tilmaamay weerarka fal aad u fool xun.

- Advertisement -

Saddex Booyad oo ah oo kuwa shidaalka qaada ah ayaa qarxay, waxaana ku dhintay saddex qof, waxaana dab uu ka kacay meel u dhow garoonka diyaaradaha ee Dubia Isniintii,

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa sheegtay in ay “xaq u leeyihiin in ay ka jawaabaan weerarka ay ” Xuutiyiinta ku soo qaadeen magaalada Dubia.

Bayaanka ka soo baxay dowladda Imaaraadka ayaa lagu yiri : “Weerarka ma ahaan doono mid aysan ka dhalan ciqaab.”

- Advertisement -

Sarkaal ka tirsan Imaaraatka ayaa ku tilmaamay weeraradii Isniintii lala beegsaday dubia inay ahaayeen “gardarrada ay ku kaceen Xuutiyiinta,” sida ay wakaaladda wararka ee Reuters ka soo xigatay.

Latest stories