HomeWararGuddiga Doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay qabashada Doorashada 11 kursi

Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay qabashada Doorashada 11 kursi

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa saqdii dhexe ee xalay shaaciyey kuraasta ugu horreeysa doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayaa lagu shaaciyay liiska 11 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maalmaha soo socda doorashada kuraas lagu qaban […]

- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa saqdii dhexe ee xalay shaaciyey kuraasta ugu horreeysa doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada ayaa lagu shaaciyay liiska 11 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maalmaha soo socda doorashada kuraas lagu qaban doono Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Guddiga ayaa sidoo kale ku guda jira soo saarista magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Ururrada Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada 11-ka kursi ee xalay soo saareen Guddiga doorashada Hirshabeelle.

Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ayaa la filayaa in maalmaha soo socda si dardar leh ku bilaabato, kadib markii dhawaan Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ay ku heshiiyeen in doorashada Golaha lagu soo gaba-gabeeyo 40 maalmood.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Guddiga doorashada.

- Advertisement -

 

Latest stories