HomeWararMadaxweyne Cali Guudlaawe oo Itoobiya kala hadlay la-dagaalanka Al-shabaab

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Itoobiya kala hadlay la-dagaalanka Al-shabaab

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay Arrimaha Amniga gaar ahaan iskaashiga iyo xoojinta howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab iyo dardargalinta dhameystirka doorashooyinka Dalka ee dhawaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan.

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay Arrimaha Amniga gaar ahaan iskaashiga iyo xoojinta howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab iyo dardargalinta dhameystirka doorashooyinka Dalka ee dhawaan heshiiska laga gaaray.

- Advertisement -

Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan ayaa sidoo kale Madaxweyne Cali Guudlaawe u sheegay inay ka qeyb qaadanayaan howlgalada lagu xaqiijiyo amniga Gobolka iyo la-dagaalanka Al-shabaab.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa weli ku sugan Magaalada Muqdisho, isagoo wada kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka iyo xubno kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts