HomeCaalamka17 qof oo rayad ah oo la sheegay in lagu dilay gobolka...

17 qof oo rayad ah oo la sheegay in lagu dilay gobolka Tigary

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Shaqaalaga gargaarka ee ka howlgala deegaanka Tigraay oo wakaaladda wararka ee AFP u warramay ayaa sheegay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha lahayn ee Itoobiya geysteen in lagu dilay 17 qof oo rayad ah. “Duqeynta waxay gelinki dambe ee Isniinta ka dhacday magaalada Mai Tsebri waxaana duqeyntaasi ku dhimatay 17 qof oo shaqaala ah […]

- Advertisement -

Shaqaalaga gargaarka ee ka howlgala deegaanka Tigraay oo wakaaladda wararka ee AFP u warramay ayaa sheegay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha lahayn ee Itoobiya geysteen in lagu dilay 17 qof oo rayad ah.

“Duqeynta waxay gelinki dambe ee Isniinta ka dhacday magaalada Mai Tsebri waxaana duqeyntaasi ku dhimatay 17 qof oo shaqaala ah oo ka howlgalayey warshad burka soo saarta” ayuu yiri mid ka mid ah shaqaalaha gargaarka oo dhacdadaasi goob joog u ahaa.

- Advertisement -

Duqeyntan cusub ayaa imaneysa maalma un kaddib marki la sheegay duqeyn la mid ah in lagu dilay dad badan qaar kalana ay ku dhaawacmeen.

Shaqalaha gargarku waoo ku yaalla Dedebit in lagu dilay ugu yaraan 59 qof, 138 ay ku dhaawacmeen.

Xoghayaha guud ee qaramada midoobayna markale wuxuu ku baaqay in colaadda degdeg loo joojiyo hay’adaha gargaarkana loo oggolaado iney deegaanka Tigraay galaan.

Latest stories