HomeWararXubin sare oo ka tirsan ururka Taalibaan oo Afghanistan lagu dilay

Xubin sare oo ka tirsan ururka Taalibaan oo Afghanistan lagu dilay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Saraakiil ka tirsan dowladda Pakistan ayaa sheegay in xubin sare oo ka tirsan ururka Talibaan ee Pakistan lagu dilay bariga Afgaanistaan. Waxay saraakiishaasi sheegeen inay wali isku dayayaan inay ogaadaan sida uu u dhintay Muxamed Khurasani. Waxa uu muddo badan soo ahaa af-hayeenka ururka Taalibaan, ee ka baxay ururki hore ee Taalibaan ee Afghanistaan. Khurasaani […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan dowladda Pakistan ayaa sheegay in xubin sare oo ka tirsan ururka Talibaan ee Pakistan lagu dilay bariga Afgaanistaan.

Waxay saraakiishaasi sheegeen inay wali isku dayayaan inay ogaadaan sida uu u dhintay Muxamed Khurasani.

- Advertisement -

Waxa uu muddo badan soo ahaa af-hayeenka ururka Taalibaan, ee ka baxay ururki hore ee Taalibaan ee Afghanistaan.

Khurasaani wuxuu marar badan difaacay inuu wax door ah ku laheen dilki 2014-ki loo geystay ku dhawaad 150 arday oo iskuul lagu dhex dilay.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Islamabad waxay sheegeen Khuraasaani inuu maamuli jiray xero dagaallamayaasha Taalibaan lagu tababaro oo ku taalla gudaha dalka Pakistan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts