HomeWararXubin ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay inuu isku soo dhiibay Ciidanka...

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay inuu isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Xubin sare  sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegayinuu isku soo  dhiibay Dowladda Soomaliya, sida ay xaqiijiyen saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka. Dagaalamaha isi soo dhiibay ayaa magaciisa lagu sheegay Aadan Guurow Isaaq oo la sheegay in  muddo toddobo sanno ah uu ka  Al-shabaab, waxaaan si gaar ah uu  ayaa isku soo dhiibay […]

- Advertisement -

Xubin sare  sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegayinuu isku soo  dhiibay Dowladda Soomaliya, sida ay xaqiijiyen saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.

Dagaalamaha isi soo dhiibay ayaa magaciisa lagu sheegay Aadan Guurow Isaaq oo la sheegay in  muddo toddobo sanno ah uu ka  Al-shabaab, waxaaan si gaar ah uu  ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan Magaalada Baraawe.

- Advertisement -

Gaashaanle sare Cabdiraxmaan Cilmi Jimcaale oo ah taliyaha ururka 25-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in Aadan oo horay kaag tirsanaa Al-Shabaab.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa tiro dhowr jeer ah waxaa ay soo bandhigeen dagaalamayaal ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, waxaana sidoo kale la kordhiyay howgallada ka dhanka ahaa Al-Shabaab.

Latest stories