HomeCaalamka 200 oo qof oo lagu dilay Gobolka Zamfara ee ku yaalla waqooyi...

 200 oo qof oo lagu dilay Gobolka Zamfara ee ku yaalla waqooyi galbeed dalka Nigeria

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Gobolka Zamfara ee ku yaalla waqooyi galbeed ee dalka Nigeria, ayaa kooxo hubeysan waxey ku dileen 200 qof, iyagoo halkaasi ku qaadey weeraro is xig xigey. Waxaa la sameeyey aas, iyadoo la duugey dad gaaraya ugu yaraan illaa iyo laba boqol inta la og yahay. Qaar kamid ah dad ka badbaadey weerarkii lagu laayey dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gobolka Zamfara ee ku yaalla waqooyi galbeed ee dalka Nigeria, ayaa kooxo hubeysan waxey ku dileen 200 qof, iyagoo halkaasi ku qaadey weeraro is xig xigey.

Waxaa la sameeyey aas, iyadoo la duugey dad gaaraya ugu yaraan illaa iyo laba boqol inta la og yahay.

- Advertisement -

Qaar kamid ah dad ka badbaadey weerarkii lagu laayey dadka faraha badan, ayaa u sheegay BBC-da in rag hubeysan, kuwaasoo watey mootooyin ay xabado ku fureen dadka, markii ay dhex marayeen tuulada ay dhibaatadu ka dhacdey.

Weerarkani ayaa yimid kadib markii ay dowladda Nigeria ay hawada ka duqeysay qaar kamid ah dagaal yahano katirsan kooxdani toddobaadkii tagey.

Kooxdani ayaa weeraro ku qaadeysay gobolka Zamfara iyo gobolada kale ee ku xeeran sanado badan. Kooxdani ayaa dalka Nigeria waxaa loogga yaqaanaa Bandits.

- Advertisement -

Waxey leeyihiin nidaam u gooni ah, oo ay kujiraan kooxo dambiilayaal ah, kuwaasoo inta badan dhaca xoolaha, waxey dalbadaan madax furasho, iyagoo dila dhibanayaasha ay heystaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts