HomeCaalamkaDigniin hor leh oo laga soo saaray Cudurka nooca OMICRON oo sii...

Digniin hor leh oo laga soo saaray Cudurka nooca OMICRON oo sii faafaya

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka digay in nooca Omicron ee ka farcamay Covid-19 aan la dhayalsan, isagoo sheegay inuu dilayo dadka adduunka ku nool. Daraasad dhowaan la sameeyay ayaa muujineysa in Omicron uusan aad u soo ridan dadka marka loo eego noocyadii hore ee Covid. Balse tirada dadka uu ku dhacay ayaa culeys ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka digay in nooca Omicron ee ka farcamay Covid-19 aan la dhayalsan, isagoo sheegay inuu dilayo dadka adduunka ku nool.

Daraasad dhowaan la sameeyay ayaa muujineysa in Omicron uusan aad u soo ridan dadka marka loo eego noocyadii hore ee Covid.

- Advertisement -

Balse tirada dadka uu ku dhacay ayaa culeys ku keentay waaxaha caafimaadka, sida uu sheegay madaxa WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus.

Isniintii, Mareykanka ayaa diwaangeliyay in ka badan hal milyan oo kiisaska Covid ah 24 saacadood gudahood.

WHO – oo ah hay’adda caafimaadka ee QM – ayaa sheegtay in tirada kiisaska adduunka ay toddobaadkii la soo dhaafay kordheen 71%, iyadoo gudaha Americas ay kordheen 100%. Waxay sheegtay in 90% dadka ugu daran ee xanuunku ku dhacay aysan tallaalneyn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts