HomeCaalamkaXarun ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan Mareykanka oo Gantaallo lala beegsaday

Xarun ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan Mareykanka oo Gantaallo lala beegsaday

Date:

Related stories

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Tiro Gantaalo ayaa lala beegsaday goobta saliidda ee Al-Cumar ee Gobolka Deir ez-Zor ee bariga Suuriya, halkaas oo ay  ku sugan yihiin Ciidammada Mareykanka. Gantaalladan ayaa sida la sheegay ku dhacay dhul  ku xeeran ceelasha shidaalka, kuwaas oo aan geysan wax khasaare ah  sida ay sheegeen ilo-wareedyo deegaanka ah oo codsaday in aan magacooda la […]

- Advertisement -

Tiro Gantaalo ayaa lala beegsaday goobta saliidda ee Al-Cumar ee Gobolka Deir ez-Zor ee bariga Suuriya, halkaas oo ay  ku sugan yihiin Ciidammada Mareykanka.

Gantaalladan ayaa sida la sheegay ku dhacay dhul  ku xeeran ceelasha shidaalka, kuwaas oo aan geysan wax khasaare ah  sida ay sheegeen ilo-wareedyo deegaanka ah oo codsaday in aan magacooda la sheegin,iyagoo dhinaca kale xusay in gantaalada laga soo tuuray Mayadin, oo hoy u ah kooxaha argagixisada.

- Advertisement -

Talaadadii hore ayey ciidamada isbaheysiga oo uu hogaamiyo Mareykanku waxay duqeeyeen saldhigyada gantaalada riddada gaaban ee bariga Suuriya, iyagoo sheegay inay halis ku yihiin xarun ay isticmaalaan askarta Mareykanka.

Latest stories