HomeCaalamkaMareykanka oo War kasoo saaray Markab laga afduubtay Biyaha Caalamiga ah

Mareykanka oo War kasoo saaray Markab laga afduubtay Biyaha Caalamiga ah

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa Maanta oo Arbaca ah, cambaareysay afduubka kooxda Xuutiyiinta ay kula kaceen Markabka “Rawabi” oo  ku safrayay xeebaha Xudeydah ee dalka Yeman. Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa afduubka markabka ku timaantay mid khatar ku ah socdaalka Marakiibta caalamiga ah ee isaga kala goosha Biyaha badda cas. Ciidamada Isbahaysiga Yeman ayaa horay […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa Maanta oo Arbaca ah, cambaareysay afduubka kooxda Xuutiyiinta ay kula kaceen Markabka “Rawabi” oo  ku safrayay xeebaha Xudeydah ee dalka Yeman.

Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa afduubka markabka ku timaantay mid khatar ku ah socdaalka Marakiibta caalamiga ah ee isaga kala goosha Biyaha badda cas.

- Advertisement -

Ciidamada Isbahaysiga Yeman ayaa horay ugu dhawaaqay in weerarada Marakiibta loogu geeysta dekeddaha Yeman ay ka dhigantahay bartilmaameed millatari, cid kasta oo fafalkaas ku kacdana ay talaabo ka qaadi doonaan.

Afhayeenka Ciidamada Isbaheysiga Yeman Sareeye Guuto Turki Al-Maaliki, ayaa sheegay in marka laga soo tago Warsaxaafadeedka ka soo baxay Taliska Ciidamada Isbaheysiga, in maleeshiyaadka Xuutiyiinta uu u gacan galay Markabka Rawabi xilli uu marayay biyaha caalamiga ah ee Badda Cas, iyaga oo si xoog ah ku geeyay dekedda Saliif.

Latest stories