HomeWararXafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha oo bayaan kasoo saaray dagaaladii dhawaan ka dhacay...

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha oo bayaan kasoo saaray dagaaladii dhawaan ka dhacay Boosaaso

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa bayaan ay soo saareen waxay kaga hadleen dagaalkii dhawaan ka dhacay Magaaalda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Puntland. Xafiiska ayaa soos aaray war-saxaaafdeed ka kooban ilaa iyo dhawr qodob oo ay kaga hadleen dhibaatooyinkii ka dhacay Boosaaso,intii dagaalku socday, waxaana Xukuumadda Puntland ay ka dalbadeen in […]

- Advertisement -

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa bayaan ay soo saareen waxay kaga hadleen dagaalkii dhawaan ka dhacay Magaaalda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Puntland.

Xafiiska ayaa soos aaray war-saxaaafdeed ka kooban ilaa iyo dhawr qodob oo ay kaga hadleen dhibaatooyinkii ka dhacay Boosaaso,intii dagaalku socday, waxaana Xukuumadda Puntland ay ka dalbadeen in ay caddeyso cidda qaadeysa mas’uuliyadda wiixii dhacay,si isla xisaabtan uu u dhaco.

- Advertisement -

Sidoo kale labada dhinac ee dhawaan Boosaaso ku dagaalamay, ayay ugu baaqeen in Cadaalad ay helaan dadka dhibbane yaasha ku noqday colaaddaasi, ee dhibaatooyinku soo gaareen.

Waxaana intaa ay ku dareen in Xuukuumadda Puntland  laga doonayo inay magdhow siiso dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay dagaalka.

Waxay sidoo kale sheegeen in hub aan weli qarxin uu yaallo goobaha lagu dagaallamay.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

 

Latest stories