HomeWararMalleyshiyaad ku dagaalamay Saaxmaygaag oo baaq nabadeed loo diray

Malleyshiyaad ku dagaalamay Saaxmaygaag oo baaq nabadeed loo diray

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Guddoomiyaha Gobalka iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Nugaal ayna Goob joog ka ahaayeen Saraakiisha Amniga Gobalka ayay Baaq nabadeed ugu direen Beelaha walaalaha ay ee ay dirirtu ku dhexmartay deegaanada Saaxo maygaag iyo Sanga jabiye iyagoo carabka ku adkeeyey in nabada la qaato xal waarana […]

- Advertisement -

Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Guddoomiyaha Gobalka iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Nugaal ayna Goob joog ka ahaayeen Saraakiisha Amniga Gobalka ayay Baaq nabadeed ugu direen Beelaha walaalaha ay ee ay dirirtu ku dhexmartay deegaanada Saaxo maygaag iyo Sanga jabiye iyagoo carabka ku adkeeyey in nabada la qaato xal waarana laga gaaro colaadan.

Taliyaha Qaybta ayaa dhanka kale ku booriyay Bulshada Gobalka Nugaal gaar ahaan caasimada Puntland ee Garoowe ka shaqaynta nabada iyo in laga fogaado wax kasta oo abuuri kara amni daro iyo shaqaaqo dhacda.

- Advertisement -

Xaalada deegaanka Saaxo Maygaag oo ay shalay ku dagaalameen Beelo walaalo oo halkaasi wada daga ayaa laga soo sheegayaa daganaansho waxaana ku baxay deegaanadaasi Madaxwayne ku-xigeenka Puntland axmed Cismaan cilmi Karash iyo isimo kala duwan oo xal doonayaal ah .

Latest stories