HomeWararAbshir Kaaraan oo mar kale Guddoomiye loo magacaabay

Abshir Kaaraan oo mar kale Guddoomiye loo magacaabay

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Guddoomiyihii Degmada kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa xilkii laga qaaday,iyadoo Guddoomiye kalena la magacaabay, xili degmada kaaraan ay dhawaanaahan dhex-maquuranaysay ammaandarro baahsan. Wararka ayaa sheegaya in Guddoomiyihii degmada ku magacawnaa xilka laga qaaday sidoo kalena la magacaabay Abshir Kaaraan, kaasi oo haray Guddoomiye uga soo naqday karaan. Guddoomiyihii Xilka laga qaaday ayaa lagu Magacaabayay Ciise […]

- Advertisement -

Guddoomiyihii Degmada kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa xilkii laga qaaday,iyadoo Guddoomiye kalena la magacaabay, xili degmada kaaraan ay dhawaanaahan dhex-maquuranaysay ammaandarro baahsan.

Wararka ayaa sheegaya in Guddoomiyihii degmada ku magacawnaa xilka laga qaaday sidoo kalena la magacaabay Abshir Kaaraan, kaasi oo haray Guddoomiye uga soo naqday karaan.

- Advertisement -

Guddoomiyihii Xilka laga qaaday ayaa lagu Magacaabayay Ciise Max’muud Max’ed,waxaaana xusid mudan in markii hore lagu beddalay isla masuulka hadda la magacaabay Abshir Kaaraan.

Talaabadaan waxa ay ka dambeysay kadib markii Amaanka Degmada uu faraha kabxay bilihii ugu dambeyay, waxaana degmada kusoo Cusboonaaday dhacdooyin iyo waxyaabo ugub ku ah degmada, iyadoo Ciyaal weero dadka dhibaato ku haya ay kusoo kordheen magaalada kuwaasi oo dadka degmadu ay qaylo dhaan ka muujiyeen.

Sidoo kale dhaca ay sameynayaa kooxaha burcadda ah ayaa joogta ka noqday xaafadaha kal duwan degmada.

Latest stories