HomeWararMaxaa looga hadlay Kulan gaar ah oo dhexmaray Sheekh Shariif iyo James...

Maxaa looga hadlay Kulan gaar ah oo dhexmaray Sheekh Shariif iyo James Swan?

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan.

Kulanka u dhexeeyay Sheekh Shariif iyo James Swan ayaa waxaa looga wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo doorashooyinka, sida lagu sheegay Qoraal kooban uu soo saaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa looga arrinsaday inta uu socdau xal u helidda caqabadaha hortaagan dar dar galinta doorashooyinka iyo sidii ay u dhici laheyd doorasho daah furan oo natiijadeeda lagu wada qanci karo, isla markaana heshiis lagu wada yahay.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Wakiilka Qaramada James Swan uga mahadceliyay dadaalada ay wadaan oo ay ku doonayaan in doorashada dalka noqoto mid daah-furan oo si xor ah ku dhacda.

Sheekh Shariif ayaa horey u sheegay in loo baahan yahay in si nabad ah lagu dhammeeyo xal u helidda caqabadaha hortaagan dar dar galinta doorashooyinka, isla markaana ay noqoto mid natiijadeeda lagu wada qanci karo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories