HomeWararGuddiga Doorashooyinka Puntland oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen kumeel-gaar ah, kaddib is-casilaaddii Guddoomiye Guuleed Saalax iyo ku-xigeenkiisii Jaamac Xirsi. Warsaxaafadeed ay soo saareen Guddigu ayaa waxa ay ku sheeegen in doorashada aysan ku imaan doonin wax dib u dhaca ah,  sidaa darted ay doorteen Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen ku meel gaar ah. Hoos ka […]

- Advertisement -

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen kumeel-gaar ah, kaddib is-casilaaddii Guddoomiye Guuleed Saalax iyo ku-xigeenkiisii Jaamac Xirsi.

Warsaxaafadeed ay soo saareen Guddigu ayaa waxa ay ku sheeegen in doorashada aysan ku imaan doonin wax dib u dhaca ah,  sidaa darted ay doorteen Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen ku meel gaar ah.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso War-Saxaafadeedka

Latest stories