HomeCaalamkaDad Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Isbuurasho dhacday iyo wararkii ugu dambeeyay

Dad Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Isbuurasho dhacday iyo wararkii ugu dambeeyay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ugu yaraan 12-qof ayaa ku dhimatay 13-kalana waa ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday goob lagu cibaadeysto oo ku taal Kashmir qeybta ay maamusho Hindia saacadihii hore ee ssaakay, sida ay sheegeen saraakiisha maamusha Kashmiir qeybta Hindiya. Ugu yaraan 12-qof ayaa naftooda ku waayay 13-kalena waa ay ku dhaawacmeen,” sida mid ka mid ah saraakiisha […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 12-qof ayaa ku dhimatay 13-kalana waa ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday goob lagu cibaadeysto oo ku taal Kashmir qeybta ay maamusho Hindia saacadihii hore ee ssaakay, sida ay sheegeen saraakiisha maamusha Kashmiir qeybta Hindiya.

Ugu yaraan 12-qof ayaa naftooda ku waayay 13-kalena waa ay ku dhaawacmeen,” sida mid ka mid ah saraakiisha sare ee dowladda uu u sheegay wakaaladda wararka ee AFP.

- Advertisement -

“Khasaaruhu wuu badnaan karaa maadaama dariiqa loo maro macbadka buurta sare ay ka buuxaan dad isku dayaya inay sameeyaan booqashooyinka sanadka cusub” ayuu yidri Sargaalkan oo magaciisa qariyay.

Isbuurashada ayaa ka dhacday Macbadka Mata Vaishno Devi, oo ah mid ka mid ah macbadyada Hinduuga ee aadka looga qadariyo waqooyiga dalkaasi  Hindiya.

Sarkaal kale oo ka tirsan Hey’adda ka hortagga  masiibooyinka ayaa dhankiisa xaqiijiyay in toro ka mid ah dadkii Macbadka ku jiray ay geeriyodeen, isagoo sheegay in isbuurashad ay dhacday aroortii hore ee saakay.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa Twitter-kiisa ku yiri “Aad ayaan uga xumahay khasaaraha nafeed ee ka dhacay mid kamid ah goobaha cibaadada dalka”  isaga oo intaa ku daray in uu la xiriiray mas’uuliyiinta deegaanka.

Latest stories