Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 140Â xaalado ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Kooxda Daalibaan ayaa sheegtay in meydad afar ah ay kusoo bandhigeen goob fagaare ah oo ku taalla magaalada galbeedka dhacda ...
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa cambaareeeyay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee barqadii Maanta ka dhacay Barta koontarool ee laga ilaaliyo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Cabdinaasir ...
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa Israa’iil siiyay muddo hal sano ah oo ay kaga baxaan dhulka ay ka haysataan, isagoo ...
Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa si kulul u cambaareeyay Qaraxii Maanta ka dhacay Barta ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka ...
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xaashi Carabeey oo ay wehliyaan xubno ka Tirsan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlat qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee barqadii Maanta ka ...
Ugu yaraan 8 ruux oo isugu jiray Askar iyo dad shacab ah ayaa ku geeriyooday, halka 9 kalena waxaa ay ...
This morning in Mogadishu, Ali Yusuf Ali Hosh, the Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation of Somalia, held a...
The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has arrived in Kampala, the capital of Uganda, to...
Prime Minister Hamza Abdi Barre hosted the Minister of Interior and Internal Security of the Republic of Iraq, H.E. Abdul...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo uu uga...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.