Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray wadada xiriirisa xarunta Beerta Nabada ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay si dhow ula socdaan khilaafka xoogan ee u dheexeya Madaxweyne Farmaajo iyo ...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Fowsiya Abiikar Nuur ayaa Maanta Xafiiska Wasaaradda Caafimaadka kulan kula qaadatay wafdi ka ...
Falanqay ay Qaramada Midoobey ku sameysay dilalka diiwaangashan ee dagaalka 10-sano ka socda dalka Suuriya ayaa lagu ogaaday in qiyaastii ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay guddiga u qareemayasha Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta gaaray ...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa sabtidii sheegay in aqoonsi dowladnimo oo Taliban la siiyaa ​​uusan hadda miiska ...
Dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud ...
Dowladda Qatar ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Barta koontarool ee laga ilaaliyo Xarunta ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Farxiyo Muraad ...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Maanta oo Axad ah waxaa kusoo wajahan wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee dalka ...
Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in saqdii dhexe ee ...
A tragic incident unfolded in Bangeelle, a district in Somalia’s Galgaduud region, where one civilian was fatally shot after a...
Mogadishu, Somalia – 24 April 2025 – The National Communications Authority (NCA), in partnership with the National Telecommunications and Technology...
Muqdisho, Soomaaliya — Abriil 24, 2025 — Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, iyada oo kaashaneysa Machadka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Qaranka iyo Machadka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Agaasimaha Caafimaadka Hay’adda SoDMA, Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed ayaa...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.