Wasaaradda amniga ee maamulka Puntland ee Soomaaliya, ayaa soo saartey war gelin la xiriirta amniga, taasoo xambaarsan awaamiir cusub oo ...
Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka senatorrada Aqalka Sare ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ...
Suudaan ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay Sabtidii iska caabiyeen ciidamo Itoobiyaan oo isku day weerar ah kusoo qaaday dhulkeeda. Madaxa ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Hoggaamiyaha bidix dhexe ee, Olaf Scholz, ayaa u sheegay taageerayaal tiro badan oo sacbinayey, inuu ku faraxsan yahay natiijada uu ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â Cabdinaasir Maxamed ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka. Guddiga ...
Kolonyo uu la socday Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa lagu celiyay duleedka Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay Taliyaha Booliska Soomaaliya, Taliska Booliska ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James ...
Agaasimihii hore ee hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ahan La-taliyaha amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa Maanta ...
Ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah ayay ciidanka Israa’iil ay ku dileen aagga Jenin iyo Qudus ee Daanta Galbeed ee la ...
Mogadishu, Somalia – 24 April 2025 – The National Communications Authority (NCA), in partnership with the National Telecommunications and Technology...
Muqdisho, Soomaaliya — Abriil 24, 2025 — Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, iyada oo kaashaneysa Machadka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Qaranka iyo Machadka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Agaasimaha Caafimaadka Hay’adda SoDMA, Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed ayaa...
Somali government forces, along with local militia forces, have successfully repelled an early morning attack by the Al-Shabaab militant group...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.