HomeWararKulan looga hadlaayay Amniga Doorashada oo Maanta ka qabsoomay Kismaayo

Kulan looga hadlaayay Amniga Doorashada oo Maanta ka qabsoomay Kismaayo

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT Dr. Siyaad Maxamed Mursal ayaa xarunta Guddiga ee Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Jubbada Hoose iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska AMISOM.

Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay sugida amniga goobta lagu qabanayo doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka oo dhawaan ka dhici doonta Magaalada Kismaayo.

Taliyaha Booliska Jubbada Hoose Sadiiq Maxamed Dhogor ayaa Guddiga doorashada Jubbaland u sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan sugida amniga goobta, isla markaana ay doonayaan in doorashada si nabad ah ku dhacdo, ayna dardar-gelinayaan sugida amniga.

Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT Dr Siyaad Maxamed Mursa  ayaa Taliye Sadiiq  Dhogor iyo Saraakiil ka socotay AMISOM kula dardarmay inay yeeshaan wadashaqeyn, lana sugo amniga doorashada.

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta talaadada ah ee soo socota ay ka dhacdo doorashada Lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories