HomeWararWasiir ka tirsan Xukuumadda Rooble oo shaqo joojin ku sameeyay Agaasime Wasaarad

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Rooble oo shaqo joojin ku sameeyay Agaasime Wasaarad

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa Shaqo ka joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas Qorsheynta Cabduqaadir Maxamed Aadan. Agaasimaha shaqo joojinta lagu sameeyay ayaa waxaa lagu sheegay inuu caddeeystay ku takrifal awoodeed, qaadasho Go’aano uusan cidna kala tashan iyo inuu ka dhago adeegay Digniino iyo tallooyin badan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa Shaqo ka joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas Qorsheynta Cabduqaadir Maxamed Aadan.

Agaasimaha shaqo joojinta lagu sameeyay ayaa waxaa lagu sheegay inuu caddeeystay ku takrifal awoodeed, qaadasho Go’aano uusan cidna kala tashan iyo inuu ka dhago adeegay Digniino iyo tallooyin badan oo horey loogu jeediyey.

- Advertisement -

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiir Jamaal ayaa waxaa lagu sheegay inay cabashooyin badan laga soo gudbiyey Agaasimihii Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Cabdulqaadir Maxamed Aadan, taasina ay keentay inuu shaqada ka joojiyo.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa Asad Yuusuf Qanyare u magacaabay inuu noqdo Sii-hayaha xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, isagoo bedelaya Cabdulqaadir Maxamed.

Agaasime Asad Yuusuf ayaa waxaa uu horey u ahaa Madaxa Xafiiska xiriirka Deeq bixiyeyaasha Wasaaradda, waxaana Wasiir Jamaal uu faray dhammaan hay’addaha dowladda inay gacan ku siiyaan Qanyare inuu guto waajibaadkiisa shaqo ee loo idmaday.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Warqada kasoo baxday Xafiiska Wasiir Jamaal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts