HomeWararYaa jabiyay Xabbad joojintii ay ku dhawaaqeen dhinacyada ku dagaalaya Boosaaso?

Yaa jabiyay Xabbad joojintii ay ku dhawaaqeen dhinacyada ku dagaalaya Boosaaso?

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Markale Ciidamada PSF ta ee dagaalka kula jira Ciidanka ka amar qaata Madaxtooyada Puntland ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan dagaalka Boosaaso iyo sababta  ka dambeysay in mar kale uu dagaal ka qarxo Magaalada. War-saxaafadedka ayaa lagu sheegay in mas’uuliyadda dagaalkii dhacay ay sabab u tahay madaxtooyada Puntland, iyagoo intaa ku daray in wasiiro […]

- Advertisement -

Markale Ciidamada PSF ta ee dagaalka kula jira Ciidanka ka amar qaata Madaxtooyada Puntland ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan dagaalka Boosaaso iyo sababta  ka dambeysay in mar kale uu dagaal ka qarxo Magaalada.

War-saxaafadedka ayaa lagu sheegay in mas’uuliyadda dagaalkii dhacay ay sabab u tahay madaxtooyada Puntland, iyagoo intaa ku daray in wasiiro iyo mas’uuliyiin kale ay hurinayaan dagaalka ka socda Boosaaso.

- Advertisement -

Waxaana sidoo kale ay ku eedeeyeen in ay jabiyen ballankii iyo xababd joojintii lagu dhawaaqay shalay.

Hoos Ka aqkhriso War-saxaafadeedka

Latest stories