HomeCaalamkaDiyaaradaha dagaalka ee xulufada Sacuudiga oo fuliyay weeraro cirka ah

Diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sacuudiga oo fuliyay weeraro cirka ah

Date:

Related stories

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sacuudiga ayaa fuliyay weeraro xagga cirka ah, taas oo ay ugu yeereen bartilmaameedka millateriga ku sugan garoonka diyaaradaha magaalada Sanca ee dalka Yemen. Sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda ee Sacuudiga, dagaalyahanada ayaa duqeeyay 6 gooboob oo ay ka bartilmaameedsadeen garoonka, kuwaas oo ay gacanta ku hayyaan fallaagada Xuutiyiinta oo garab […]

- Advertisement -

Diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sacuudiga ayaa fuliyay weeraro xagga cirka ah, taas oo ay ugu yeereen bartilmaameedka millateriga ku sugan garoonka diyaaradaha magaalada Sanca ee dalka Yemen.

Sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda ee Sacuudiga, dagaalyahanada ayaa duqeeyay 6 gooboob oo ay ka bartilmaameedsadeen garoonka, kuwaas oo ay gacanta ku hayyaan fallaagada Xuutiyiinta oo garab ka haysta Iran, iyo sidookale qalab loo adeegsado howgallada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

- Advertisement -

Sarakisha fallaagada xuutiyiinta ee gudaha ayaa sheegay in la hakiyay howlaha garoonkaasi diyaaradaha.

 

Latest stories