HomeCaalamkaWiil 35 jir ah oo madaxweyne ka noqday dalka Chile

Wiil 35 jir ah oo madaxweyne ka noqday dalka Chile

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Gabriel Boric oo ka socday xisbiga bidixda ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Axadi shalay ka dhacday dalka Chile, isaga oo noqday madaxweynihi ugu da’da yaraa ee soo mara taariikhda dalkaasi dhaca Koofurta America. Kaddib marki la tiriyay 99% codadka ku jiray sanaadiiqda, Boric oo 25 jir ah ayaa helay 55.86%, halka musharraxi ka socday […]

- Advertisement -

Gabriel Boric oo ka socday xisbiga bidixda ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Axadi shalay ka dhacday dalka Chile, isaga oo noqday madaxweynihi ugu da’da yaraa ee soo mara taariikhda dalkaasi dhaca Koofurta America.

Kaddib marki la tiriyay 99% codadka ku jiray sanaadiiqda, Boric oo 25 jir ah ayaa helay 55.86%, halka musharraxi ka socday midigta fog Jose Antonio Kast uu helay 44.14%.

- Advertisement -

Jose ayaaba sii qirtay guuldarrada soo gaartay, ka hor inta aaney soo bixin natiijada.

Taageerayaasha libaraalka ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada caasimadda ah ee Santiago, iyaga oo lulaya calamo isuguna bogaadinaya guusha uu gaaray siyaasigi ay taageereen.

Latest stories