HomeCaalamkaCabsi laga qabo in dagaal loo adeegsado Nukliyeerka uu dhexmaaro laba Dal

Cabsi laga qabo in dagaal loo adeegsado Nukliyeerka uu dhexmaaro laba Dal

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa sheegay in haddii Hindiya ay weerar cirka ah ku qaaddo dalkiis Pakistan, loogu jawaabi doono tallaabo la mid ah midda ay qaaddo. Wareysi uu siiyay telefeshinka laga leeyahay dalka Qatar ee Al-Jazeera, ayaa Imran Khan wuxuu ku yiri, “Haddii xukuumadda Hindiya ay sidaa sameyso, markaas waxaan ka baqayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa sheegay in haddii Hindiya ay weerar cirka ah ku qaaddo dalkiis Pakistan, loogu jawaabi doono tallaabo la mid ah midda ay qaaddo.

Wareysi uu siiyay telefeshinka laga leeyahay dalka Qatar ee Al-Jazeera, ayaa Imran Khan wuxuu ku yiri, “Haddii xukuumadda Hindiya ay sidaa sameyso, markaas waxaan ka baqayaa in labada quwadood ee Nukliyeerka ah ay is wajahaan”.

- Advertisement -

Imran Khan wuxuu sheegay haddii Xisbiga BJP ee dowladda Hindiya uu ku kaco fal weerar ah ay arrintaas ka dhalan karto cawaaqib xumo daran oo saameyna yeellata. Dadka dalka Hindiya ayuu ku tilmaamay in ay yihiin kuwa wax walba fahmaya, balse dowladda xukunta ayuu ku tilmaamay mid xagjir ah.

Mar uu ka hadlayay Kashmir qeybta ay Hindiya maamusho ayuu sheegay in xaaladdu ay la mid tahay xabsi. Sideed milyan oo reer Kashmiir ah ayaa lagu qasbay inay ku noolaadaan xabsi furan iyadoo dadkaasi cabsi ka qabaan ciidamada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts