HomeCaalamkaRW Boris Johnson iyo Xisbigiisa oo guuldarro kala kulmay Doorashooyin dhacay

RW Boris Johnson iyo Xisbigiisa oo guuldarro kala kulmay Doorashooyin dhacay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xisbiga Conservative-ka Britain, ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Boris Johnson, ayaa guuldarro culus kala kulmay doorashadii ku celiska ahayd ee golaha sharci dejinta, oo Khamiistii ka dhacday UK. Doorashada ayaa waxaa la sheegay in Xisbiga Conservative-ka uu lumiyay guud ahaanba mid ka mid ah Codadka goobihii doorashada, sida lagu muujiyay natiijooyinkii la soo saaray Jimcihii. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xisbiga Conservative-ka Britain, ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Boris Johnson, ayaa guuldarro culus kala kulmay doorashadii ku celiska ahayd ee golaha sharci dejinta, oo Khamiistii ka dhacday UK.

Doorashada ayaa waxaa la sheegay in Xisbiga Conservative-ka uu lumiyay guud ahaanba mid ka mid ah Codadka goobihii doorashada, sida lagu muujiyay natiijooyinkii la soo saaray Jimcihii.

- Advertisement -

Natiijooyinka rasmiga ah ayaa muujiyay in musharaxa xisbiga Liberal Democrats, Helen Morgan, ay ka heshay gobolka North Shropshire codad gaaraya ​​6,000 oo cod, waxayna sida muuqato ka adkaatay musharaxii u tartamayay xisbiga uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaaraha Britain Johnson.

Doorashooyinkii Khamiistii la soo dhaafay ka dhacay  inta badan deegaanada England ayaa u muuqda in looga gacan sareeyo Xisbiga Conservative-ka.

Arrinkan ayaa imanaya xilli xubnaha Baarlamaanka Uk, la sheegay in ay ku guul dareysteen inay soo rogaan xannibaado cusub oo lagula dagaallamayo Covid.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts