HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo u baxay Magaalada Baydhabo iyo ujeedka safarkiisa

Ra’iisul Wasaare Rooble oo u baxay Magaalada Baydhabo iyo ujeedka safarkiisa

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehlinaya xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada oo uu horreeyo Wasiirka Wasaaradda Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Mas’uuliyiin kale oo kamid ah dowladda Federaalka.

Ujeedka Ra’iisul Wasaaraha ee Baydhabo ayaa waxaa uu yahay ka qeyb galkaMunaasabadda sanad guurada 3-aad ee markii la doortay Madaxweynaha dowlad Goboleedkaas Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.

Inta uu ku sugan yahay Baydhabo, Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxweyne Lafta-gareen, iyagoo ka wada hadli doona Arrimo kala duwan oo ku aadan xaaladda deegaannada Maamulkaas iyo doorashada dalka.

Ammaanka guud ee Magaalada Baydhabo ayaa siweyn loo adkeeyay, waxaana haatan Garoonka Shaati guduud ka socota qaban-qaabada lagu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa oo saacad kadib tegaya Magaaladaas.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories