HomeCaalamkaCudurka Coronavirus-ka cusub ee lOmicron oo gaaray ku dhawaad 100 Dal

Cudurka Coronavirus-ka cusub ee lOmicron oo gaaray ku dhawaad 100 Dal

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in Korona fayraska Omicron uu hadda gaaray Sagaal iyo siddeetan waddan oo adduunka ah.

Hay’adda ayaa intaa ku dartay in Omicron uu ka dhakhso badan yahay nooca kale ee Delta xagga faaiftaanka, waxay kaloo sheegtay in kiisasku ay saddex cisho oo kaliya ku laba jibbaarmi karaan.

- Advertisement -

Si ka dhakhso badan ayuu u fidaa marka loo eego nooca Delta waxayna WHO sheegtay in ay qaadanayso saddex maalmood oo keliya in kiisasku labanlaabmaan.

Kororka kiisaska ayaa qaylo dhaan ka abuuray Yurub iyo Maraykanka. WHO ayaa ka cabsi qabta in nidaamka caafimaad ee caalamku uu burbur qarka u fuulo.

Saynisyahanno dowladda Ingiriiska kala taliya Korona fayraska cusub ee Omicron ayaa sheegay in dhawaan cisbitaallada uu culays soo fuuli doono—haddii aan la qaadin tallaabooyin adag oo lagu xakamaynayo faafitaanka cudurka.

Latest stories