HomeCaalamkaIsraa’iil oo Duqeyn la beegsatay Buuro ay ku dhow yihiin Goobo muhiim...

Israa’iil oo Duqeyn la beegsatay Buuro ay ku dhow yihiin Goobo muhiim ah

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Wakaaladda wararka ee dalka Suuriya SANA oo soo xiganaysa Ilo milateri ayaa sheegtay in ciidanka difaaca Cirka ay ka hortageen weerar gantaallo ah oo ay Israa’iil la beegsatay aagga koonfureed ee dalka waxaana lagu dilay hal Askari.

Weerarka oo dhacay saqdii dhexe ee xalay ayay Millatariga Israa’iil la beegsadeen Koofurta buuraleyda Golan oo ay ka dhow yihiin goobo muhiim ah, halkaas oo ah meel si weyn loo ilaaliyo sida ay sheegtay dowladda Suuriya.

- Advertisement -

Tan iyo markii uu dagaalka sokeeye ka qarxay Suuriya sannadkii 2011 Israa’iil waxay qaadday boqollaal duqaymo ah oo ay ku bartilmaameedsanayso goobaha ay dawladdu ka taliso.

Latest stories