HomeWararFarmaajo oo ka qeyb galaya Shirweyne ka furmaya Magaalada Istanbul

Farmaajo oo ka qeyb galaya Shirweyne ka furmaya Magaalada Istanbul

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Shirweynihii 3-aad ee Madaxweynayaasha dalka Turkiga iyo kuwo ka socda dalal Afrikaan ah ayaa la filayaa inuu berrito ka furmo Magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga. Kulankaasi oo socon doona muddo 2 maalin ah waxay Madaxda dalalkaasi kaga hadli doonaan Arrimaha Siyaasadda,  Ammaanka,  Iskaashiga, Maalgashiga, Ganacsiga iyo Milliteriga. 13 Madaxweynayaal Afrikaan ah ayaa xaqiijiyey inay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirweynihii 3-aad ee Madaxweynayaasha dalka Turkiga iyo kuwo ka socda dalal Afrikaan ah ayaa la filayaa inuu berrito ka furmo Magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga.

Kulankaasi oo socon doona muddo 2 maalin ah waxay Madaxda dalalkaasi kaga hadli doonaan Arrimaha Siyaasadda,  Ammaanka,  Iskaashiga, Maalgashiga, Ganacsiga iyo Milliteriga.

- Advertisement -

13 Madaxweynayaal Afrikaan ah ayaa xaqiijiyey inay ka qeyb geli doonaan Shirkaasi oo ah Shirweynihii 3-aad ee ay Madaxweynayaasha Turkiga iyo Afrikaanka yeeshaan.

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kamid ah Madaxweyneyaasha lagu casuumay Shirweynaha ka furmaya Magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga, waxaana lagu wadaa inuu u ambabaxo dalkaas.

Wafuud ka kala socota 39 Waddan ayaa lagu casuumay Shirkaasi oo ku soo beegmay, xilli aad loo iibsanayo Diyaaradaha Droneska Hubeysan ee Turkiga lagu farsameeyo.

- Advertisement -

Madaxtooyada Turkiga ayaa fidisay Casuumadda Shirkaasi oo  ka dhici doono Xarunta Shirarka ee Istanbul Congress Center, Madaxweyne Erdogan ayaa waxaa la filayaa inuu Khudbad ka jeediyo Kulan Madaxeedkaasi, iyadoo Turkiga u ololeynayso in Suuq loo helo Diyaaradaha Darooniska iyo Qalabka Milliteri ee ay Shirkadaha Turkiga sida xawliga ah u soo saaran.

Bishii October ee la soo dhaafay, Madaxweyne Erdogan waxa uu tilmaamay inay Dowladaha Afrika danaynayaan inay iibsadaan Darooniska Turkiga ee Baykar.

Wargeyska Daily Sabax ee ka soo baxa Turkiga waxa uu qoray in Dufcadii u horeysay ee Diyaaradaha Darooniska Hubeysan loo daabuli bishii September dalalka Somalia, Morocco iyo Tunisia oo ay Turkiga ku leeyihiin Saldhigyo Milliteri (Ankara already has a military base in Somalia, and Morocco and Tunisia).

W/Q : Ustaad Nuuradiin

Latest stories

No posts to display

Recent Posts

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires at the United States Embassy in Mogadishu, he leaves at...

Journalist Dies from Gunshot Injuries, NUSOJ Demands Justice and Accountability

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened by the death of Bashir Mohamed Abdullahi, a reporter...

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel and the Two Mothers: The Truth Behind the Story

Daniel and the two mothers: what is true, what is unconfirmed?

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Italy Expands Police Training Support for Somalia

Talyaaniga ayaa Muqdisho ku shaaciyay qorshe lagu xoojinayo iskaashiga amni ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayo tababarka booliiska, dhismaha hay’adaha amniga iyo ka hortagga xagjirnimada.

Türkiye pledges continued security and economic support for Somalia

Danjiraha Turkiga Alper Aktaş oo ka hadlaya Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ee Muqdisho

Somalia Sets September 30 for Galmudug, Hirshabelle Elections

The elections hold broader significance for Somalia's political stability. Federal member state elections are crucial for establishing legitimate regional administrations that can partner with the federal government on security, development, and constitutional reform. Any delays or disputes could undermine progress toward the national elections scheduled for 2027. Both elections will proceed simultaneously on September 30, with results expected shortly thereafter.

SNA brobes video of soldiers suffocating bound Al-Shabaab suspect

Somalia's military opened a preliminary investigation on Tuesday after a video circulated online appeared to show members of the...

Follow us

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Popular

spot_img

Popular Categories