HomeCaalamkaMid kamid ah Dowladdaha reer-galbeedka oo 11 Dal oo afrikaan ka saaray...

Mid kamid ah Dowladdaha reer-galbeedka oo 11 Dal oo afrikaan ka saaray Liiska Cas

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay in dhammaan 11-ka waddan laga saarayo liiska cas ee UK laga bilaabo 4-ta subaxnimo Arbacada. Dalalka liiska ku jiray ee haatan xayiraadda laga qaaday waxaa ka mid ah Angola, Botswana, Eswatini, Lesotho, Malawi, Mozambique, Namibia, Nigeria, South Africa, Zambia iyo Zimbabwe. Liiska cas ayaa dib loo soo celiyay dabayaaqadii November si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay in dhammaan 11-ka waddan laga saarayo liiska cas ee UK laga bilaabo 4-ta subaxnimo Arbacada.

Dalalka liiska ku jiray ee haatan xayiraadda laga qaaday waxaa ka mid ah Angola, Botswana, Eswatini, Lesotho, Malawi, Mozambique, Namibia, Nigeria, South Africa, Zambia iyo Zimbabwe.

- Advertisement -

Liiska cas ayaa dib loo soo celiyay dabayaaqadii November si looga hortago korona fayraska cusub ee Omicron.

Laakiin Xoghayaha Caafimaadka UK Sajid Javid ayaa sheegay in fayrasku uu haatan si guud u faafay sidaas darteedna aysan sii jri karin sabab xayiraadaha loo sii wado.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts