HomeCaalamkaMaxkamad xukun ku riday Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma

Maxkamad xukun ku riday Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maxkamad ku taal Koonfur Afrika ayaa xukuntay in xabsiga dib loogu celiyo Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma, ayadoo sheegtay in siidayn sharafeedkiisa caafimaad ay tahay “sharci darro” Muddada uu xabsiga ka maqan yahay waa in aan lagu tirin 15-ka bilood ee lagu xukumay, ayay go’aamisay maxkamaddan oo ku taal Pretoria. Mr Zuma ayaa […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taal Koonfur Afrika ayaa xukuntay in xabsiga dib loogu celiyo Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma, ayadoo sheegtay in siidayn sharafeedkiisa caafimaad ay tahay “sharci darro”

Muddada uu xabsiga ka maqan yahay waa in aan lagu tirin 15-ka bilood ee lagu xukumay, ayay go’aamisay maxkamaddan oo ku taal Pretoria.

- Advertisement -

Mr Zuma ayaa la sii daayey 5-kii September xaalad caafimaad oo aan la shaacin awgeed.

Zuma ayaa xabisga loogu xukumay sababo la xiriira in markii uu madaxweynaha ahaa uu ka jaabi waayey baaritaan la xiriiray musumaasuq.

79-jirkan ayaa bishii July isu dhiibay booliiska ka dib markii ay dadweynuhu is-hortaageen, balse xarigiisa oo uusan jirin madaxweyne uga horreeyey ayaa dhaliyey rabshado bililiqo watay.

Latest stories